SAYLADDA ONLINE KA  EE TOG-WAJAALE
 

 
BISHAARO BISHAARO BISHAARO
 
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka afka Somaliga ku hadla meel ay joogaanbba,in Shabakada Wararka ee Timacde News Network (TNN), ay furtay Saylada  Tog-wajaale ,oo Online ah,oo aad alaabada iyo wax walba oo a ad rabto inaad iibsato ama aad raabto inaad iibiso,aad ku soo ban dhigi karto,adigoo gurigaaga, xafiiskaaga ama ganacsigaaga jooga.
 
Haddii aad xayaysiis tayo leh u baahan tahay,si aad u kobciso meheradaada,ha moogaan inaad ka dhex muuqato Seyladda wax kala iibsiga ee  Tog-Wajaale.Waxaa nasiib u yeeshay,xadhigana aan kaga jaraynaa Seylada Tog-W ajaale , Bustaan iib ah :
 

 
 
Haddii aad u baahan tahay inaad wax ku iibiso  ama ku xayaysiisato meheradaada Seylada Online ka ee Tog-waj aale,kala  xidhiidh Emailkan: Timacadenews@Gmail.com
 
 

 

 

 

 

 

   
   
   
   

 

   
   
   
   
   

 

 

SAYLADDA ONLINE KA  EE TOG-WAJAALE